Wiil labaad oo loo xiray dilkii Minneapolis
Minneapolis, MN
Wiil labaad oo isagana 17 jir Soomaali ah ayaa maanta Boliska magaalada Minneapolis xabsiga dhigeen kasoo isaga isa soodhiibay ayna la socdeen qaar kamid ah ehelkiisa markii uu saldhiga booliiska imaaday.
Taliyaha Booliska Minneapolis Donal ayaa sheegay in labada la hayo ay yihiin kuwii uu fidiya dukaanka ka arkay oo ay xaqiiq tahay kuwii dilka gaystay lakiin ay sii wadi doonaan baaristooda xir-xirina doonaa kuwii ka danbeeyay dilkaasi ay ciyaalkaasi gaysteen
Laa kiinse taliyo waa uu diiday inuu sheego magacyada wiilashaas wuxuuna yiri ilaa aan danbiga ku soo oogno ma siidaynayno macacyadooda.
Boolliiisku waxay kaloo sheegeen inay waligood usoo bandhigi doodin dadwaynaha fiidiyihii sababtoo
ah waa mid laga arga-gaxayo sida uu ficilka u dhacay.
Dilkani oo ka dhacay dukaan hilib xalaal ah oo ku yaala magaalada Minneapolis maalintii Arbacada
ahay ee 06/01/10 7:45PM Minneapolis Time ayna ku geeriyoodeen marxuumiinta kala ah
Osman Jama Elmi 28-Jir St. Paul, Mohamed Abdi Warfa 30-Jir Savage, iyo Anwar Salah Mohammed 31-Jir Brooklyn Park.
kismaayocadey.com
Minneapolis,MN USA