Welcome to Kismaayo cadey

. .#1 News in Jubaland
Home     Contact Us     Sports     Labo will oo laa riray di      
.                                 

         BBC                


     BBC-4:00 GMT 

     BBC-11:00 GMT

     BBC-15:00 GMT

     BBC-1800 GMT


     V.O. A           

      1300 GMT

      1600 GMT

      1700 GMT


  Halkan kfiirso         

    LiveTV                  


      Press TV

      Al-jazeera TV

      CNN Live

      News TV

      Movie TV

      Islamic TV

     Universal TV

         ESPN

 

 Somali Links 
         A to G

::Allgaracad     NEW

::Allkheyraad
::Alrisaala.com
::Allidamaale.com
::Allkarkaar
::Allpuntland
::Allmudug.org
::Allsanaag
::Allsbc.com
::Awrboogays.com
::Aminarts.com
::Agabso.com
::Altaqwaa.com

::Boocame.com
::Beerdhiga.com 
::Baargaal.com
::Biyokulule

::Carmooyin.com
::Ceelbaraf.net
::Calayaale.com
::Calanka.com
::Deeyoo.com
::Dayniile.com
::Dhanaan.com
::Dhahar.com
::Dhagaxtuur.com

::Gedonet.com
::Godeynews.com

::Gobolada.com


         H to M


::Harardhere.com
::Hilinkatoosan
::Hiiraancenter
::Horseednet.net
::Hobyo-one.com
::Kismaayopost.com
::Kismaayonews

::Kartuum.com

::Laasadaar.com

::laasqoray.net

::Maktabad.com
::MarkaCadey.net
::Mudug Online
::Mudulood.com
::Midnimo.com


           O to Z


::Onkod.net

::Puntlandpost
::Puntlandgov.net
::Puntlandonline
::DailyPuntlan.com
::Puntlannews.com

::Qaadisiya.com
::Somalisites.com

::Ufurow.com
::widhwidh.com
::Waayaha.net

::waamodaily
::WardheerNews
::Xaraash.com
::Xurnimo.com
::Yoobsan.com
::Yaaqshiid.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Kismaayo, SOM
Updated Friday, July 30, 2010 3:00 AM
Fair
Fair
25°CHigh: 29°C
Low: 24°C
Wind: 14 kph
Humidity: 77%
MSN WeatherData provided by Foreca

Wararka Maanta Jan,10/2010                              

Minneapolis, MN

Wiil labaad oo isagana 17 jir Soomaali ah ayaa maanta Boliska magaalada Minneapolis xabsiga dhigeen kasoo isaga isa soodhiibay ayna la socdeen qaar kamid ah ehelkiisa markii uu saldhiga booliiska imaaday.

  (halkan ka aqriso)


Wararka Maanta Jan,9/2010                                  

Minneapolis,Mn
Wiil 17 jir ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka mid ahaa kuwii dhowaan dilka ka geestay magaalada Minneapolis ayaa maanta Booliiska magaalada xabsiga dhigeen.Taliyaha ciidamada Booliiska
magaalada Minneapolis ayaa mar uu la hadlayay
warbaahinta u sheegay in ay wiilkani soomaliga
ah ay u haystaan inuu wax ka og  yahay kuwii dilay sedexdii marxuun ee lagu dilay dukaanka hilib xalaalka dhexdiisa ku waasoo kala ahaa
labo soomali ah iyo mid oromo ah 1/6/10.
               (Halkan ka sii aqriso)


Wararka Maanta Jan,7/2010                               

War Deg-Deg ah 
Minneapolis,MN
Sedex  somali ah ayaa lagu dilay magaalada Minneapolis, sedexda marxuum ayaa la sheegayaa in lagu dhex dilay dukaankooda oo ku yaal  isgoyka franklin iyo 24the ave  koonfurta magaalada Minneapolis. ilaa iyo hada lama hayo cida dishay  walina waa la raadinayaa, marxuumiintaa ayaa la sheegay in lagu dilay toogasho saacada markay ahay
7:45 PM saacada Minneapolis wixii faah faahin iyo magacyadooda waan idiin soo sheegi doonaa
.



Wararka Maanta Dec,3/2009                               

Muqdisho,Som
Qarax ayaa maanta lala beegtay Hotelka Shamow oo yaal magaalada Muqdisho, kasoo lagu qabanayey xaflad qalin-jabin ah waxaana halkaa ku geeriyooday sedex wasiir iyo 19 ardey 2 wariye iyo dhaqaatiir, 
Wasiiradaa DFKMG ayaa waxay kala ahaayeen 
Wasiiradda Caafimaad Qamar Aadan Cali,Wasiirka Tacliinta Pro. Ibraahim Xasan Cadoow,Wasiirka Waxbarashada Axmed C/laahi Waayeel.
Waxaaana leenahay alaha u naxariisto kuwii ku geeriyoodey
halkaa. waxaase wax laga xumaado ah in shacbi soomaaliyeed loo laayo sabab la'aan.

News In English Nov 24/2009                          

Minneapolis, MN
Charges against 8 in missing Somali case  unsealed
Minneapolis — Court documents unsealed Monday named eight individuals allegedly involved in a plan to send men to fight in Somalia, marking a significant development in the government's massive Minnesota-based counterterrorism case.
Source from ( Minnesota Public Radio)
 

Wararka Maanta Oct, 28/2009                          

War Deg-Deg ah
Muqdisho,Som
Dagaal madaafiic is waydaarsi ah  ayaa ka bilow-
day magaalada muqdisho qaybo ka mid ah gaar ahaan degmooinka H/wadaag iyo Hoddan, kadib markii weerar lagu qaaday fadhiisimo ay ku  laha-ayeen waddada Maka Al-Mukarama ciidamada
dowlada KMG iyo Amisom. Madaafiic isdaba joog
ah ayaa ku dhacaysa degmooyinkaas iyadoo
dadwaynaha degan degaankaasi ay bilaabeen
inay ka qaxaan aga gaarkaasi.
wixii faah faahin ah waan idin la soo socod siin doonaa.

wararka Maanta Oct,23/2009                           

Warar naga soo gaaray magaalda Af-madow ayaa waxa ay sheegayaan in ay roobab badan ka de,een deegaankaas. (riix halkan)

Wararka Maanta Oct,22/2009                             

War Deg-Deg ah
Muqdisho,Som
Dagaal madaafiic is waydaarsi ah  ayaa ka bilow-
day magaalada muqdisho kaasoo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo Amison oo isku dhinac ah iyo kooxaha sheegta islaamiyiin oo dhinaca kale ah. Madaafiicda ayaa  si xoogleh ugu dhacayaan suuqa bakaaraha iyo agaarkiisa, iyagoo kuwa kalena ku dhacaya agagaarka garoonka diyaaradaha. Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha labada dhinac.
wixii faah faahin ah waan idinla soo socodsiin doonaa. 

Wararka Maanta Oct 21/2009                              

Nairobi Kenya,
Warar naga soo gaaray G/Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ay maanta barqadii ka dheceen dagaalo aad u qaraar kasoo la sheegay in ciidamada Al-Shabaab looga xoog roonaaday  lagana qabsaday labo saldhig oo ay ku lahaayeen Canjeel iyo Janaa C/dalle, balse idaacad ku hadasha Afka Al-Shabaabka ayaa sheegtay inay iga guuleesteen mase ay sheegin in ay magaalada Janaa C/dalle ay gacanta ku hayaan iyo in kale, dhinaca kale mar aan la xiriirnay qaar ka mid ah  saraakiisha Xisbul Islaam ayaa waxay noo sheegeen inay iga guuleesteen ayna qabsadeen seddex baabuur tikniko ah ayna gacanta ku dhigeen maxaa biis tiro badan ay na gacabt aku hayaan maamulka Janaa C/dalle iyo Canjeel.
wixii intaa dheerna waan idinla soo socodsiini doonaa.

Muqdisho Som.
Markab aya leeyihiin ciidamada bada ee dalka mareykanka ayaa maanta gacanta ku dhigay daroogo qiimaheedu gaarayo $ 28 milyan oo doolarka marayka ah taasoo loo siiwaday dalka soomaaliya ayna wateen ganacsato soomaaliah.
waxii faah faahin ah wararka danbe ayaa idiinkum soo sheegi doonaa

News In English Oct 14/2009                             

Minneapolis,MN

The FBI has made another arrest in its yearlong investigation into a rash of disappearances from the Somali community in Minnesota.

Source (MPR)  (Click here)


Source (presstv)
Somali pirates have demanded $4 million in ransom for the release of 36 crew members of a Spanish tuna trawler held in their custody since 12 days ago. (click here)

Wararka Maanta Oct 1/2009

War deg-deg ah  7:10 am sacada kismayo.
warar deg-deg ah ayaa hada naga soo gaaray
magaalada Kismaayo kasoo sheegaya in hada ay xabado iyo madaafiic cul-culus ay ka bilawdeen magaada guduheeda, waxaana la xaqiijiyay in uu dagaal culus ka socdo magaalada kasoo u dhexeeya ciidamada
Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam wixii faah faahin ahna waan idinla soo socod siindoonaa.

Wararka Maanta Sept 30/2009                             


Kismaayo,Soom
Magaalada kismaayo oo maalmahan oo dhan ay xaaladeeda kacsanayd ayaa haatan degan, ilaa iyo hadana wax dagaal ah kama dhicin waxayse u egtahay meel aanan nabad ka soo socinin iyadoo ay
dadka shacabka intooda badan ay isaga qaxeen.
Waxaase waxba ka jirin wararka beenta ah ee sheegaya in magaalada dagaal ka socdo.

                                

                                

                        

 


         Sayid M.A.Xasan


  
 

                               Tacsi               

 

Inaalilahi wa inaa illaahi Raajicuun. Waxaan aad uga
naxsanahay geeridii ku timid C/qaadir M Bashiir

 Waa hees cusub oo loo sameeyay kharaxii Hotel Shamoow


                                 Warld Cup 2010 Qualifing         

 

                          UEFO CHAMPION                      

        October 28